Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Dalka Kenya Oo Muqdisho Loogu Sameeyay Xaflad Sagootin Ah

26- November-2023

壯陽藥 tps://dheeho.com/wp-content/uploads/2023/11/FB_IMG_1701026076718.jpg” alt=”” class=”wp-image-113505″/>

Wasiiro ka tiran XFS, Qaar ka mid ah Xildhibaanada labada Golle ee BFS ayaa maanta xafladd sagootin ah Magaalada Muqdisho si gaar ah Garoonka Aadan Cade waxa ay ugu sameeyeen Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Dalka Kenya Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle.

Musaabaddaan waxaa hadalo sagootin ah ka jeediyay Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada XFS Maxamed Barre Maxamuud , Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS Isaaq Maxamuud Mursal iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Maxamed Xasan Maxamed Bulaale iyagoo kula dardaarmay safiirka cusub inuu sii wado dadaalka iyo shaqada hortaalo iyagoo u rajeeyay inuu alle u fududeeyo.

Sidoo kale munaasabadda sagootinta iyo ducada Safiirka cusub waxaa qayb ka ahaa Xildhibaano katirsan Labada Aqal ee BFS iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Leave a Reply