https://m.timesofindia.com/etimes
Jilaaga Salman Khan, oo horey ugu sugnaa beertiisa Panvel inta lagu gudo jiro xayiraada xanuunka covid 19 ayaa dhawaan la arkay isagoo ka qeyb galaya dabaal degga Ganesh Chatruthi oo lagu qabtay guriga uu degen yahay Sohail Khan ee Bandra.
Super Star-ka waxaa la arkay iyaga oo wadajira waqti uu la joogo gabar uu adeer u yahay Isaga oo riixaya paparazzi.
Laakiin kulankii shalay waxaa Salman, Iulia Vantur iyo xubnaha kale ee reer Khan ay ka qeyb galeen kulan qoys oo ka dhacaya guriga Arbaaz Khan. waxa uu u muuqday jilaaga mid dagan isaga oo xiran jaakad maroon iyo denim .
Iulia oo iyadu muujineysa labiskeeda madoow ee casriga ah,markii ay ku soo biirtay qoyska reer Khan
, Salmaan wuxuu iskiis ugu heystay gurigiisa beerta Panvel dhowr bilood oo ay weheliyeen Jacqueline Fernandez, Iulia iyo kuwa kale. Jilaagu wuxuu la wadaagi jiray wararka ku saabsan noloshiisa karantiil isagoo u maraya sawirradiisa iyo fiidiyowyadiisa baraha bulshada. Hadda wuxuu ku sugan yahay hoygiisa Bandra waxaana la sheegay inuu bilaabay sameeynta barnaamijkiisa caanka ah ee xaqiiqo ka hadalka
Dhanka shaqada, Salmaan waxaa xigaa lagu arki doonaa tusaha Prabhudheva, ‘Radhe: Bartaada aadka loo Raadinayo’. Filimkan waxaa sidoo kale jilaya Disha Patani, Jackie Shroff iyo Randeep Hooda oo door muhiim ah ku leh. Marka laga soo tago tan, wuxuu kaloo leeyahay ” waxaan u imid Ciida Diwali’ in aan ka qaybgalo