Sanadkii tagay ee 2022 Hay,adda Hormuud Salaam Foundation waxa uu ahaa sanad waxqabad

15″ February “2023”

Sanadkii tagay ee 2022 hay,adda Hormuud Salaam Foundation waxa uu ahaa sanad waxqabad”

Hay,adda Hormuud Salaam Foundation saandkii tagay waxay gacan ka geeysatay horumarinta qaybaha kala duwan ee bulshada iyadoo ku bixisay adduun gaaray 4 Milyan oo dollar arimo ay ka mid yihiin Waxbarashada ooy ku jiraan dadka qaba baahiyaha gaarka ah, caafimaadka , Shaqo abuurka iyo Gurmadka masiibooyinka

Leave a Reply