Mudane Mohamed Amiin Adow oo ah nin dhalinyaro ah oo aqoonyahan ah ayaa ku dhawaaqay in uu, u taagan yahay musharax xildhibaanimada soo socda
Musharaxnimada
Waxaan filayaa nooc kasta oo doorasho ah ciddii at qusayso waxaan kula talin lahaa inay codka siiyaan Mohamed Amiin Adow si loo helo waxqabad Sida Waxbarasho. Caafimaad iyo arimaha bulshada oo dhan. Ayuu yiri cabdi maxamed ismaaciil cabdi cuud ooy judo ku soo wada jireen howlaha saxaafada wariyaal badan ayaa soo dhaweeyay hadalka uu Ku dhawaaqay maxamed shiiq cadoow