Thursday ” 18″November”2021-DHUUSAMAREEB
Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey) ayaa ka tanaasulay Kursiga Senatarnimo ee Aqalka Sare oo bishii 12-kii Agosto ee sanadkan dib loogu doortay
Qoraal uu gaarsiiyay Madaxweynaha Galmudug iyo Guddoonka Baarlamaanka ayuu ku caddeeyay sababta uu kursiga uga tanaasulay oo ah inuu doonayo in reerka uu ku matalo Baarlamaanka uu ka dhex abuu犀利士 ro siyaasad caafimaad qabta.
Senatar Dhagey ayaa hoos aaday, gaar ahaan Aqalka Hoose oo uu u tartami doono Kursiga nambarkiisa yahay #HOP026 oo ay ku fadhisay Ikraan Absuge

