Shacab Careysan ayaa bahdilay Wasiir sulub oo Ka Tirsan maamulka muuse biixi

17″ Aug”202″ Hargeeysa

Shacab caraysan ayaa saaka weerar ku qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland, kaasi oo tagay goob lagu aaasayay dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday bannaanbaxyadii ak dhacay Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland, kuwaasi oo looga soo hor jeeday Muuse Biixi.

Shacabka ayaa saaka u kallahay aasidda meydayka dadkii ku dhintay Raastii ay Ciidanku ku fureen dadkii bannaanbaxayay, waxaana dadkaasi lagu aasayay Qabuuraha dhanka bari ee Magaalada Hargeysa ee Halleeya lagu magacaabo.

Daqiiqado kadib waxaa isla goobta gaaray Wasii壯陽藥 r ka tirsan Xukuumadda Somalian doo lagu Magacaabo Siciid Sulub, waxaana halmar ku yaacay dadkii caraysnaa, kuwaasi oo dhag-xaan iyo waxyaabo kale oo fudud ku weeraray

Leave a Reply