Warka aan heyno wuxuu inoo sheegayaa in niman ay saaxibo yihiin oo koonfurta jooga oo berigii horeba lagu xaman jiray in uu afhayeen u yahay uu u tegay..wararka nasoo garaaya waxay sheegayaan in uu ku sugan yahay gobolka Jubada Dhexe” ayuu yiri Cabdillaahi Xuseen.
Sidoo kale Wasiirku ku-xigeenka Ammaanka ee Somaliland Cabdilaahi Xuseen Maxamed ayaa intaa ku daray in ay kaga shakisan yihiin in uu ku biiray dagaalamayaasha Al-Shabaab,inkastoo aysan hubin sida uu sheegay.
Sheekha ayaa horay baaritaanno ay ku sameysay Somaliland, waxaana dhowr mar xabsiga dhigay Booliska, iyadoo damaanad lagu sii daayay.