Shiiq Sharif oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay Amniga doorashooyinka oo ay qeyb ka ahaayeen Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynihi hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud,

27″ ApriApril” 2022″ Muqdisho

Shiiq Sharif oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay Amniga doorashooyinka oo ay qeyb ka ahaayeen Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynihi hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Puntland ahna Musharrax Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, Musharrax Madaxweyne xild壯陽藥 hibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Hey’adaha Amniga.

Kulanka waxaa lagu heshiiyay in xildhibaanada Barlamaanka 11aad ee ka qaybgalaya doorashada guddoonka loo ogolaado inay soo gaaraan xarunta Afisiyooni oo la qaado jidgooyooyinka loo dhigtay Xildhibaanada BJFS