Waxaa Magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga ka socota xafdlad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha galmudug axmed Cabdi Kaariye Qooroor

waxaana goob joog ka ah xafladda oo ku sugan madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed iyo siyaasiyiin kale.
Ardayda dalkaas wax ka barata iyo qaybaha kale ee bulshada Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa qayb ka ah xafladda.

Dadweyne farabadan ayaa ka qayb qaadanaya soo dhweynta, waxaana qoor qoor maal mahan uu ku sugnaa dalka Turkiga oo howlo shaqo uu ugu amba baxay sida uu warbaahita u sheegay ka hor inta uusan ka ambabixin miqdisho

Madaxweyne Qoor,qoor ayaa socdaalkiisa dalka Turkey uu yahay kii ugu horeeyay ee dalka dibadiisa ugu ambabaxo tan iyo markii loo doortay in uu hogaamiyo maamulka galmudug