27-Feb-2024
壯陽藥
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo geba-gebeeyey shir looga hadlayey horumarinta garsoorka Soomaaliya, oo maalmahan halkaas ka socday.
Shirkan ayaa waxaa kaso qeyb-galay garsoorayaal ka kala socday dawlad goboleedyada iyo weliba guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya