Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

25-April-2024-Muqdisho- Waxaa soo gabagaboobay Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya.
Waxaan ku faraxsannahay inaan qeyb ka aheyn shirkan, sidoo kalane boqolaal macamiisheena ka mid ah iyo kasoo qeyb galayaasha shirkan gudoonsiinay hadyado aan ugu talagalnay, una sharaxnay adeegyada bangiga uu bixiyo.
Salaam Somali Bank waxaa marwalba ka go’an inuu taabageliyo kana qeyb qaato barnaamijyada wax tarka iyo horumarka u leh bulshada.




