Shuruudaha Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay

18″ April “2022” Muqdisho

壯陽藥 age-54304″/>

Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo badhigay shuruudaha looga baahan yahay musharrixiinta doonaya inay u tartamaan guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen

Mid kamid ah shuruudaha maanta la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah in qofkii musharaxa noqonaya in uu heysto kaarka Aqoonsiga Xildhibaannimo, waxaana shuruudaha kamid ah

Diiwaangalinta musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxa ay u eg tahay 22ka bishan iyadoo doorashadana ay dhacayso 27ka bishan April 2022.