7″ May” 2022″ Muqdisho “Radiokulmiye

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxaweynaha ayaa shaaciyay Habraaca iyo Shuruudaha looga baahanyahay Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya afarta sanno ee soo socota.
Guddiga ayaa xusay in 9 qoddob oo looga baahan yahay Musharaxiinta u taagan Doorashada Madaxweynaha oo lagu wado in ay dhacdo 15 bishaan May.
Hoos ka Dheeho Habraaca
