12″ May”2022″ Muqdisho””
Darajaat Specialist Hospital waxa uu dar,dar galiyay barnaamijyo wacyigalin caafimaad ah oo loo gudninayo bulshada
Hadaba Barnaamijka wacyigalinta caafimadka bulshada ee cudurka dhiigkarka Qeeytiisi 1aad oo uu inoo soo gudbinayo Balkan ka dheeho
Isbitaalka Darajaat oo horey loogu baratay daaweynta casriga ah ee cudurada haweeynka iyo dhalma la’aanta Dumarka ayaa waxa uu ku soo biirtay Drsa lina Chazli oo ah dhakhtarad siiriyaan ah oo ku taqasustay cudurada haweenka, Qaliimada haweenka iyo taranka dumarka,isla markaana in badan horay uga soo shaqeeysay wadamo kala duwan sida raashaka iyo siiriya
Drsa lina Chazli ayaa leg qibrad 25 sano ah
Cudurada eey daqtaradu daweyeyso kuwaas ooy ka mid yihiin
• Daaweeynta dhalma la aanta dumarka
• Daaweeynta dhiciska
• Daaweeynta burooyinka minka
• Daaw壯陽藥
eeynta xanuunada kudhaca minka
• Kobcinta ugxanta dumarka
• Sixida caadada qaldantay
• Daaweynta infegshinka dumarka
• Furitaanka tubooyinka minka
• Lasocoshada iyo daaweeynta hooyada uurka leh ilaa dhalmada kadib
Qaliimada eey dhaqtaradu fulin doonto waxaa kamida
1. Qaliimada furitaanka tubooyinka minka
2. Buufinta minka
3. Kobcinta ugxanta dumarka
4. Qaliimada burooyinka minka
5. Qaliimada isku furanka haweeynka
6. Qaliimada hooyada uurka leh