Soamlia oo fasaxaysa qaadka Kenya iyadoo ganacsigii keenista qaadka Ethiopia oo u xirnayd shaqsiyaad farmaajo Ku dhow ay hada u muuqato mid meesha ka baxaysa

10″ June “2022”

壯陽藥 – wp:paragraph {“kioblocks”:[]} –>

Dowladda Soomaaliya lagu wadaa in ay fasaxdo Qaadka Miirooga ee ka yimaada wadanka Kenya, ka dib wada hadalo dhexmaray Madaxda sare ee labada daliyadoo ganacsigii keenista qaadka Ethiopia oo u xirnayd Xasan farmaajo ay had a u muuqato mid meesha ka baxaya

Peter Munya ayaa uga mahadceliayay maxadweyne Kenyatta oo arrintan wadahadal kala yeeshay dhigiisa Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud

Wuxuu sheegay in wadaxajoodyada arrintaa ku aaddan la soo afjaraya dhawaan, laba isbuuc kadibna la saxiixi doono heshiis rasmi ah.

Uhuru Kenyatta ayaa ka mid ahaa madaxweynayaashii ka qeybgalay xafladdii caleemasaarka ee Xasan Sheekh ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho.

Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo duulimaadyada qaadka ee Kenya sanadii 2020-ka sababa uga dhigay xanuunka Covid-19 haseyeshee howsha ganacsigeeda u weeciyay Ethiopia oo uu shaaciyay in lagu badasho ka ganacsiga kaluunka oo itoobiya qaadayneeyso

Xasan farmaajo ayay u noqtay howl ganacsi oo dhaqaale farabadan ka soo gala , taas oo hada u muuqata in soo gabagaboobmeeyso

Leave a Reply