20-‘July-2023- Kampala

Warbaahinta ma犀利士 xaliga ah ee dalka Uganda ayaa baahiyay C/wali Axmed Dhangad oo ah Somalia darwal ka ahaa baabuur taraag ah in lagu waayay deegaanka Tororo ee gobolka bari ee dalka Uganda.
Waxaa socda baaritaan ay boolisku wadaan iyadoo jaaliyada Soomaalida Uganda ay ku jiraan dadaalka baadi goobka, C/wali axmed dhagad muwaadinkah .
Waxaa jira ogeeysiisyo ay Booliska iyo jaaliyada soomaalida Uganda bixiyeen oo dadka lagu weeydiinsanayo inay soo sheegaan cidii aragta nolol & geeri ama maqasha war ku saabsan muwaadinka soomaaliga ah ee lagu la,ayahay dalka Uganda mudo ku dhaw hal todobaad