Somalia iyo Bangiga Adduunka oo ka wada hadlay Barnaamijka deyn cafinta

5- Dec-2023″

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa  Magaalada Muqdisho kulan kula qaaday  Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, waxaana ay…

Kulanka waxaan sidoo kale  looga hadlay  xoojinta wada shaqeynta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Bangiga Adduunka ee dhinacyada qorsheynta iyo hirgelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunka ka wado gudaha Dalkeena.

犀利士 .jpg” alt=”” class=”wp-image-114265″/>

Leave a Reply