Somalia laba sano oo kursi Isku dhajin iyo muran doorasho la kulantay dib u dhac kadib 15 ka May 2022 maxaa dhacay

15″ May”2023″

犀利士 er size-full has-custom-border”>

Madaxweyne Xasan shiikh waxa uu wax badan ka badaley dhibaatadii bani,aadantinimo iyo mida amni ee Somalia ka jirtay ka dib markii 15 ka May 2022 loo doortay in uu hogaamiyo dalka ku yaal geeska Africa oo arkay laba sano oo kursi Isku dhajin iyo muran doorasho la kulantay dib u dhac

Magaacibstii Dr Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arimaha Bani,aadantinimada ,
waxay Qaylo dhaan galisay beesha caalamka kuwaas oo ku baraarugay xaalada bani,aadantinimo somalia oo halis gaartay Iyadoo talaabadaas ay uu ku dhaqaaqay Madaxweyne Xasan shiikh ay hoos u dhigtay cabsidii laga qabey in somalia ay ka dhacdo macluul la mida tii uu wajahay dalka sanadii 2011 kii

In ka badan 32 magaalo oo ay ku jiraan tuulooyin iyo degmooyin waaweyn ayaa laga saaray gacanta kooxda argagixisada ah ee Shabab tan iyo markii la doortay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15-kii May 2022, iyadoo uu soo hagaagayo ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.