12″ March “2023” SONA
Wasiirka Difaaca Somalia ayaa la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadiya Somalia H.E Fei-Shengchao, majiro wax faahfaahin ah oo Ku saabsan waxyaabaha ay ka wadahadleen
Waxayse wararka sheegayaan inay isla soo qaadeen arimo ay ka mid yihiin Iskaashi Military oo ay yeeshaan Somalia Iyo Shiinaha xili Somalia ay taageero Military ka hesho Maraykanka oo Shiinaha kula Taratamaya Qaarada Africa
Labada dhinac ayaa sidoo kale Isla soo qaaday horumarinta nabadda & amniga Waxaa laga hadlay ajandayaasha dowladda ee la dagaalanka argagixisada & muhiimadda ay leedahay qaadista cunaqabateynta hubka. Soomaaliya