“22” March ” 2021″ MUQDISHO
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo ku aaddan caabuqa Covid19.
Wasaaraddu waxaa ay sheegtay 24kii saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 1075 qof, waxaana laga helay Laga Helay 129 qof.
Deeganada laga helay kisaska cusub waxaa ka mid
o Somaliland: 73
o Jubbaland: 18
o Banadir: 10
o Puntland: 10
o Hirshabelle: 18
o Lab: 106
o Dhedig: 23
o Dhimasho: 12 ( Somliland: 4, Hirshabelle:5, Banadir:2, Jubbaland:1 )
o Bogsashada: 34
Tirada Guud ee Laga Helay: 10214
Bogsashada Guud: 4532
Dhimashada Guud: 441

sida ay warbaahinta u soo bandhigtay sii hayaha wasaarada caafimaadka somalia