4″ June”2022″ Muqdisho” RadioMuqdisho

Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Barqab) ayaa maanta deeq raashin ah u qeybisay dadka qaba baahiyaha gaarka ah iyo dad dan yar ah oo ku nool Muqdisho.

Dadka maanta loo qeybiyay gargaarkan ayaa u mahdceliey Maamulka Gobolka Banaadir, wax犀利士 aana ay tilmaameen inay ku soo beegantay xilli ay baahi weyn u qabeen deeqdan.


