Somaliland Ayaa Digiin U Dirtay Xubnaha Ku Matala Baaralmaanka Labada Aqal

Golaha Wasiirrada  Somaliland oo War-murtiyeed Ka soo Saaray Hadalkii dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horay uga soo baxay ee la xariiray arimo ay ka mid yihiin Xildhibaanada kasoo galaya dowladda dhexe degaanada Somaliland, waxaana digniin loo diray  ku aaddan in aysan qayb ka noqon Xubnaha kasoo matali doona labada Aqal ee ka imaan doona degaanda Somaliland.

Leave a Reply