Monday 30″ Aug”2021″Muqdisho
WORLD / COUNTRIES / SOMALIALast updated: August 30, 2021, 16:35 GMT
Somalia
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa walaac ka muujisay saamaynta mawjadda saddexaad ee cudurka COVID-19, oo kiisas badan laga diiwaangeliyey Somaliland.
Mas’uuliyiinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kiisaskii ugu dambeeyey ee la baaray iyo heerka dhimashada ee dadka ilaa haatan laga baaray xanuunkan wejigiisa saddexaad
Coronavirus Cases:
17,302
Deaths:
963
Recovered:
8,363