28″ July “2022

Shirkan oo lagu wado horaanta Busha August in uu ka qabsoomo magaalada kampala ayay koxda SOMINVEST waxay u bandhigtay ka qaybgalkiisa ururada ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya,iyadoo ugu baaqday shirkadaha ganacsiga soomaaliya ee xiiseeynaya shirkan in uu furan yahay