Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan muranka wabiga Niil ee u dhaxeeya Adisaba iyo Qaahira

27″ July”2022″ Radio Kulmiye

Soomaaliya oo cadeysay mowqifk犀利士 eeda ku aadan muranka wabiga Niil ee u dhaxeeya Adisaba iyo Qaahira ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay iskaashi la sameyso wadamada caalamka.Dheeho.com

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay inaaney jirin wax shaqo ah oo Soomaaliya ay ku leedahay muranka Wabiga Nile ee u dhaxeeya Ethiopia iyo Masar iyo Sabab ay ugu mid noqoto dhinacyada muransan

Afhayeenka oo su’aal laga waydiiyay safarkii u dambeeyay ee Madaxweynaha ku tagey Masar ayaa ka hadlay arrinta ku aadan webiga NILE oo ay isku haystaan Qaahira iyo Adis Ababa in ay ku jirtay qoddobada uu Madaxweyne Xasan Shiikh isku soo qaadeen dhigiisa Masar.

Afhayeenka ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay diyaar u tahay isku wadida dalalka Caalamka, iyada oo laga eegayo danta, iska markaasna aysan colaadineyn dal gaar ah.

Leave a Reply