5″ March “2023
Soomaaliya ayaa ku wareejisay dalka Turkiga lacag ku dhow 5 milyan oo dollar si ay uga qeyb qaadato gurmadka dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga, iyadoo dowlada Turkiga ay Somalia u tahay saaxiibkii ugu horeeyay ee ka qeyb qaata gurmadka abaarihii ugu ximaa ee Soomaaliya soo mara sanadkii 2011-kii. Dheeho.com
Raysilwasaare Xamsa ayaa bogaadiyay gudigii uu xilsaaray howlaha gurmadka Turkey Inay 20 maalmood gudohood isu keeneen lacag ku dhow 5 Milyan oo dollar wuxuuna sheegay in Somalidu aysan ahayn dad kalalmeeyo oo kaliya balse markooda awoodaan inay gacan la geeystaan kaalmada bani,aadantinimo
Turkey ayaa u soo gurmaday Somalia xili uu dalku wajahay mid ka mid ah abaarihii ugu xumaa Taariiqda Somalia markaas oo Madaxweyne Erdogan iyo Marwadiisa ay Muq犀利士 disho ka dageen