Soomaaliya ma laga hortagi karaa masiibo bini’aadantinimo? Dheeho.com

6″ October “2022” Aljazeera

Qaramada Midoobay ayaa ka digaysa in Somalia ay wajahayso abaartii ugu xumayd muddo 40 sano ah

Ka dib sanado badan oo abaaro silsilad noqoday Soomaaliya, ayaa hadda la filayaa in lagu dhawaaqo macluul todobaadyo gudahood ah.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ka badan hal milyan oo qof in abaarta Somalia ka jirta ay ku qasabtay in ay ka baxaan guryahooda iyagoo raadinaya cunto iyo gargaar tan iyo bishii Janaayo ee sannadkii hore.

Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ugu baaqay beesha caala犀利士 mka inay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan Somalia oo laga cabsi qabo in todobaad gudihiis lagu dhawaaqo Macluul daran.

Leave a Reply