Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
17″ Feb”2023 ” Istanbul

Shirkadda Sundus Exchange oo qayb ka ah Xawaaladda TAAJ Money Transfer ayaa lacag dhan 2 milyan oo Liiraha Turkiga ugu deeqday dadka ay dhibaatadu ka soo gaartay dhul-gariirkii ka dhacay dalka 🇹🇷Turkiga,
Munaasabadda deeqdan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Danjiraha🇸🇴 Somalia u qaabilsan dalka Turkiga
Kaalmada farca TAAJ ee Sundus Exchange ayaa timid iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu daah-furay olole taakulayn iyo gurmad ah oo ku aadan dadka ay Saameeynta ku yeelatay dhulgariirka ku dhuftay Turkiga, oo Somalia ay ku dhawaaqday inay ka qeybqaadaneeyso
