13″ February “2023” SONA”

CBS somalia Waaxda Shatiyeynta & Kormeerka ayaa soo qaban qaabisay wa犀利士 da-tashi hal maalin ah tabobar ujeedadiisu ahayd in lagu ansixiyo qorshaha caymiska iyo khariidadda qabyada ah ee CBS.
Kalfadhiga waxaa ka soo qayb galay daneeyayaasha silsilada caymiska ee Soomaaliya waxaana fududeeyay khubarada CBS iyo Cymiska.