Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
15- November-2023

Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen
Ku dhawaad konton qof oo tahriibayaal ahaa ayaa lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen kuwaas oo Qaramada Midoobey ay sheegtay in ay la degtay doontii ay la socdeen.
Muhaajiriintan oo isugu jira Soomaali, Jabuutiyaan iyo Itoobiyaan ayaa markii hore ka soo ambabaxay dalka jabuuti tiradooduna waxay ka badaneed toddobaatan