Taliska Booliska Somalia ayaa la wadaagay shacabka in labadan sarkaal laga ceyriyay ciidmada

23- May-2023- Muqdisho”

War ka soo baxay Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu yiri ” Waxaa lagu wargalinayaa hayaddaha amaanka Iyo shacabiga ku nool magaalada Muqdisho in labadan sarkaal ee sawirkoodu idiin muuqdo laga ruqseeyay ciidmada police ka

Cabdisaadaq Aadan Calasoow & Cabdulahi Maxamed Axmed ayaa laga ceyriyay ciidamada booliska iyadoo loo cuskanayo xeerka ciidanka booliska kadib markii ay ku kaceen falal akhlaaq daro ah oo jabinaya anshaxa bulshada islaamka ah Iyo midka ciidan

Taliska Booliska ayaa shaqo ka ceyrinta labadan sarkaaal sheegay inay salka ku heeyso markii maalin soonqaad ay ciidamada ku dhax-cuneen balwado Isaga oo aaney jirin Sabah caafimaad daro