6″ November “2022” NEWS AGENCIES
Tirada korortay ee dhimashada 19, qof diyaaradii dhacaday axadii dalka Tanzania waxaa xaqiijiyay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Kassim Majal壯陽藥 iwa.
Haweeneeyda Madaxweynaha ka ah dalka Tansaaniya Samia Suluhu ayaa ku baaqday in la is dejiyo Iyadoo sheegtay in ay socto howsha samatabixinta
Guddoomiyaha gobolka Albert Chalamila ayaa sheegay in 43 qof – oo ay ku jiraan 39 rakaab ah, laba duuliye iyo laba shaqaale ah – ay saarnaayeen diyaaradda dhacday
Maamulka maxalliga ah iyo shirkaddu waxay goor sii horreysay sheegeen in 26 ka mid ah 43 qof oo saarnaa diyaaradda PW 494 la dhigay isbitaal ku yaal Bukoba, oo ah magaalada ay ku taal harada ugu weeyn Africa
Ilaa hadda ma cadda in 19-ka qof ee dhintay ay ku jiraan samatabbixiyeyaal qarqmay ama in diyaaradda oo 48-kursi lahayd ay saarnaayeen dad ka badan intii hore loo shaaciyay, sarkaal ka tirsan gobolka ayaa sheega