1″ September “2022” Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Tiro hoobiyaal ayaa saakay ku dhacay degmooyinka kala ah Xamar weyne, Shangaani, iyo Boondheere ee gobolka Banaadir.
Inta la ogyahay hal qof ayaa ku geeriyooday, seddex kalana waa ay ku dhaawacmeen madfac ku dhacay dad shacab ah oo deganaa gurigooda oo ku yaala xaafadda Caso Italia oo ka tirsan degmada Xamar weyne.
Meelaha qaar ayaa laga soo sheegaya in ay jiraan dhaawacyo dadka soo gaaray, sida ay goobjoogayaal u sheegeen KNN.
Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka ayaan weli ka hadlin weer壯陽藥 arka Madaafiicda.