Toos u Daawo Gunaanadka Todobaadka Xoriyada Iyo Khudbada Madaxweynaha Somalia

1-July-2024-Muqdisho

Toos u Daawo Gunaanadka Todobaadka Xoriyada Iyo Khudbada Madaxweynaha Somalia

Isaga oo ka hadlayay gunaanadka xaflad loo sameeyay todobaadka Xoriyada Somalia Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu sheegay inaaney jirin dhib ay reer koonfureedku gaarsiiyeen reer waqooyiga oo loo waxyeeleeyo midnimada dalka

Madaxweynaha ayaa yiri tabashady hadii ay tahay nidaamkii tagay ee kacaanka saraakiishii umada dhibeeysay waqooyi ayay hada madax ka yihiin

Madaxweynaha Somalia Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaaney jirin wax wadahadal ah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay la galeeyso Al-Shabaab