2″ January “2021
Laanta qaramada midoobay u qaabilsan arimaha qaxootiga ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo UNHCR ayaa soo saartay warbixn ay kaga hadlayso sanadkii tagay ee 2020 ka oo hay,addu sheegatay in uu ahaa sanad ay guryahoodii ka carareen dad ka badan 81 malyan oo qof kuwaas oo qaxooti ku noqday dalal kala duwan .
UNHCR ayaan xustay 10 dal oo soo dhaweeyay qaxootiyada oo nabad galyo iyo wel wel la’aan” ku gacma qabtay waxaana wadamadaas oo lagu amaanay doorka ay ka qaateen qaabilaada qaxootiga , ka mid ah.
1 Turkey – 5.1 per cent
2 Germany – 1,191,000
3. Uganda – 3.8 per cent
4.Sweden – 2.7 per cent
5.Sudan – 2.5 per cent
- 6. Kenya – 470,000 (0.9%)
- 7 Russia – 449,000 (0.3
- 8. Jordan – 10.7 per cent
- 9. Malta – 2.7 per cent
Uganda oo ay qaabishay 1.7 milyan oo qaxooti ah ayaa sanado badan kamid noqotay wadamada ugu badan ee qaabila qaxootiga. Sanadihii la soo dhaafay, Uganda waxay difaac siisay dadka ka yimid DR Congo iyo South Sudan gaar ahaan, laakiin dalku wuxuu kaloo qaabilay qaxooti ka yimid Burundi, Somalia, Rwanda iyo dalal kale oo dhowr ah. Uganda waxay horseed u tahay isdhexgalka qaxootiga iyo inay siiso xuquuq buuxda.
Duruufaha adag ee qaxootiyada waxaa ku soo kordhay masiibada Covid-19