Uganda ayaa sheegtay inay fashilisay weerar ismiidaamin ah oo la damacsanaa beegsado dadkii ka qaygalay was qaran oo loo sameeyay taliye sare oo ka tirsan booliiska

Saturday ” 28″ Aug” 2021

Uganda ayaa sheegtay Jimcihii inay fashiliyeen weerar ismiidaamin ah犀利士 oo lala beegsaday aas qaran oo loo sameeyay taliye sare oo ka tirsan booliiska iyo taliyaha ciidanka kaas oo hoggaaminayay weerar ballaaran oo Midowga Afrika ku qaaday maleeshiyada al-Shabaab ee Soomaaliya.

Ciidamada ammaanka ayaa sheegay inay khamiistii nin ka soo qabteen magaalada Pader ee waqooyiga magaaladaas oo ku beegan maalinta aaska loo sameynayo Sarreeye Gaas Paul Lokech oo lagu naanayso “Libaaxa Muqdisho”.

“Eedeysanaha waxaa la helay isaga oo wata qalab bam-gacmeedyo kala duwan,” afhayeenka ciidanka Brigadier Flavia Byekwaso ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in uu yahay muwaadin u dhashay Uganda Katumba Abdul, oo sidoo kale loo yaqaan Ben.

ciidamada nabadsugidda ayaa sheegay inay khamiistii nin ka qabteen magaalada Pader ee woqooyiga maalinka aaska marxuum Major Paul Lokech oo lagu naanayso “Libaaxa Muqdisho”.

Leave a Reply