20″ February “2023

UN Human right oo warbixin Maalinta Cadaalada Bulshada kaga hadshay sinaan la,aanta sii kordheysa iyo sida loogu Baahan yahay in wax laga qabto ayaa xustay in fursada siman, xuquuqaha & agabka dadka oo dhan ay horseedaan barwaaqo, amni & adke犀利士 ysi meel kasta
Hayadda xuquuqda aadanaha Qaramada midoobaya ayaa fariinteeda Maalinta Cadaalada Bulshada Ku sheegtay caqabadaha hortaagan cadalaad bulashada caalamka kuwaas ooy ku jiraan
🔻Sinaan la’aanta sii qotonta
🔻Dhibaatooyinka shaqada oo hufan
🔻 Saboolnimada sii kordheysa