UNCHR: oo ka digtay Qaxootiga In khasab lagu celiyo

30″ April “2021 VOA somali

Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR ugu qaabilsan Geeska Africa, Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in aysan jiri doonin dad si khasab ah dib loogu celinayo dalalkii ay ka soo carereen.

Afey ayaa sheegay in ay sameeyeen guddi ka soo baaraan daga arrimaha qaxootiga ee labada xero ee Dadaab iyo Kakuma kuwaasoo ka shaqeyn doona danta dadka qaxootiga ah.

Caasho Ibrahim Aden oo kula xiriirtay khadka Whatsapp-ka ayuu uga warramay qorshayaasha xeryaha Kenya iyo sida dadka ku jira laga yeelayo sanad kadib.

https://www.voasomali.com/a/5873372.html

Leave a Reply