Wednesday ” 10″ November “2021″
Farmaajo ayaa isu diyaarianaya in uu ka qaybgalo shirka urur goboeedka IGAD oo uu matigalinayo madaxweynaha Uganda si looga hadlo xaaladaha ka aloosan Itoobiya iyo Sudan
Qoraal kooban oo uu bartiisa xiriirka bulshada soo dhigay sii,hayaha Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda iyo xiriirka caalamiga Soomaaliya , Maxamed Cabdirizaaq Maxamuud ayuu ku sheegay in 15-ka bishan uu magaalada Kampala ay kaga qaybgali doonaan shir ay isugu imanayaan madaxda Urur goboleedka IGAD,
kulankaas oo looga hadli doono arrimaha ka taagan waddamada Itoobiya iyo Suudaan ayuu sheegay inuu ka qeyb geli doono madaxweynaha judo xileedkiisu dhamaaday ee maxamed c/lahi Farmaajo .
Shirkan oo m犀利士 uhiim ah ayuu sheegay Wasiirku in lagu gorfeyn doono xaaladaha ka taagan dalal ka mid ah Bariga Afrika, ayna muhiim tahay in laga yeesho siyaasad isku mid ah.