Daawo: Villa Somalia oo soo Saartay warbixin ku aadan guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho”23″Aug”2024″ Hordhaca warbixin sharaxeysa guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta iyo qorshaha dalka looga ciribtirayo.