Friday 21″ January 2022″ VOA

Taliyaha talista ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen犀利士 eraal Stephen Townsend ayaa sheegay in halista dhinaca amniga ee qaaradda Africa ay sii kordheyso.
Jeneraal Townsend ayaa sheegay in 12-kii bilood ee u danbeeyay ay korodhay halista kooxda al-Shabaab,
wuxuuna ku macneeyay sababaha arrintaas ka danbeeysa iyadoo aanay jirin cadaadis badan oo la saaray al-Shabaab sannadkii la soo dhaafay, dhaq-dhaqaaq la’aanta ciidamada AMISOM, xanuunka COVID-19 iyo waliba qalalaasaha siyaasadeed ee Somalia ka jira.
HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO