15 ” July ” 2021″ Muqdisho
Waxaa maalmihii u danbeeyay Baraha Bulshada heysatay hooyo Soomaaliyeed oo baadi dooneysa gabadheeda oo nolol iyo geeri aysan midda ku heyn muddo laba toddobaad ah.
Gabadhan oo 23 sana jir ah laguna magacaabo Ikraan Tahliil Faarax ayaa horey u soo noqotay Agaasimaha Xafiiska Duqqa Magaalada Muqdsho, xilligii Allaha u naxariistee Engneer Cabiraxmaan Cusmar Cusmaan Yariisow.
Ikraan ayaa kadib u shaqeyneysay hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA
Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin ka diyaariyey kiiska gabadhan HALKAN GUJI SI,AAD U DHAGEEYSATID WARBIXINT IGRAAN TAHLIIL FAARAX