Waa Maxay Qorshaha uu Raysalwasaare Rooble La Tagay Puntland ?

11″ December “2020” Garoowe”

Raysalwasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo Kuxigeenkiisa Axmed Karaash ayaa kamid ahaa mas’uuliyiinta dowlada Puntland ee Madaarka Gen.Maxamed Abshir kusoo dhaweeyey wafdigan ka yimid Muqdisho.

Wafdiga Rooble ayaa waxaa kasii horeeyey wafdi khamiistii Garoowe gaaray oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibada ,

Rooble oo horey u sheegay in xukuumadiisa ay diirada saari doonto qabsoomida Doorasho xor ah oo wakhtigeeda ku dhacda ayaa lagu wadaa in safarkiisan uu sidoo kale ku tago maamulka Puntland ay jaarka yihiin ee Galmudug.

Raysilwasaare rooble ayaa la filayaa iyo madaxda butland uu la soo qaado gudiyada doorasahada lagu muransanyahay oo butland ay saluugtay

Leave a Reply