2″ Aug”2022″ ALJAZEERA
Nkululeko Majozi Regional Researcher for Southern Africa at Amnesty International
Cilmi-baaraha Nkululeko Majozi ayaa sheegay in la joogo waqtigii ay dunidu ogaan lahayd in cunto yaridu ay weligeed ahayd welina tahay khatar caalami ah.
Dhibaatooyinka cunna yarida adduunka oo dhan oo la,la xiriirayay in uu biloowday ka dib dagaalka Ukraine ayaa si lama filaan ah u dhigay caalamad sugnaan la,aan cunto ah oo noqotay ajandaha ugu sarreeya adduunka.
Laakiin Afrika, gaajadu maaha arrin soo ifbaxaysa – weligeed waxay ahayd qayb nolosheenna ka mid ah.
Haddaba waa maxay sababta dunidu ay hadda uun u ogaanayso?
Sababtoo ah qaybinta awoodda caalamiga ah, waxaan ku noolnahay adduun arrimaha bini’aadantinimada qaarkood loo arko kaliya dhibaatooyinka cadaadiska maamulada ka hor into aysan saameeyaan meel africa ka baxsan .
Tan iyo bilowgii dagaalka Ukraine, cunto yaridu waxay bilowday inay noqoto arrin aan ahayn Afrika oo keliya laakiin sidoo kale qaybo ka mid ah Adduunka ku dhufatay