Walaac laga muujiyay xaalada bani’aadanimo ee dalka Soomaaliya

犀利士 as-custom-size” style=”font-size:31px”>31″ July ” 2021″ Muqdisho

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay xaalada bani’aadanimo ee isa soo taraya kana jirta guud ahaan dalka Soomaaliya.

Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS oo ay qeyb ka ahaayeen Wasaaradaha gargaarka maamul-goboleedyada ayaa looga arinsaday Xaaladda Bini’aadannimo ee dalka.

Waxaan kulanka kadib laga soo saaray war murityeed ku saabsan xaalada bani’aadanimo ee ka jirta dalka Soomaaliya.

War Murityeedka ayaa lagu sheegay in arrimo badan oo iskaashaday awgeed ay wajayaan dad gaaraya 5.9 malyan oo Soomaali ah xaalado adag.

Halkan ka aqriso Baaqa ka soo baxay kulankan

Leave a Reply