26,November 2020 Muqdisho
War murtiyeedka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxay dalbadeen inay in lakala diro guddiyadii doorashada,’
Waxaana lasoo gaba-gabeeyay shirkii maalmahaan Muqdisho uga socday Midowga Musharixiinta, kaasi oo qaatay lix maalmood oo xiriir ah.
Shirka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyed ka kooban 18 qodob oo ay isku raaceen Mas’uuliyiinta kala duwan ee Muqdisho ku shiray, waxaana dalbadeen in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto Afisyooni.

sidoo kale waxaa war-murtiyeedka lagu sheegay in dowladdu ay baddasho Guddiga doorashada ee dhawaan la dhisay, waaxana sidoo kale la hordhigay dowladda in Ciidanka ay Gobolka Gedo ay gaysay ay kasoo saarto, Halkaan Hoose Ka Aqriso



