War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Sii Hayaha Xukuumadda Iyo Midowga usharixiinta

February ” 25″ 2021″ Muqdisho

Shirkii ay yeesheen  Midowga Musharixiinta iyo Xukuumadda Federaalka ayaa waxaa laga soo saaray Qodobbo dhowr ah, kuwaasi oo ay isku raaceen Mas’uuliyiintii tan iyo Galabta ilaa caawa ku shirsanaa Hoteel Decale, kaasi oo ay ka qayb ahaayen qaar ka mid ah Musharixiinta mucaaradka, RW Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hir-Shabeelle.

Leave a Reply