War murtiyeedka laga soo saaray Shirka DF iyo D/goboleedya

12″ September “2022” RadioKulmiye

War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo uu gudoominayay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galaya, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyada Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed, halka Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni uu kaga qeyb galay Aaladda Foggaan arraga.

Hoos ka Dheeho War murtiyeedka

Leave a Reply