28″ April “2022” Muqdisho

Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS ayaa soo dhammaatay.
- Xil. Cabdikariin Abdow Xayder: 15 Cod
- Xil. Cabdiraxmaan C犀利士 abduqaadi Cadde: 8 Cod
- Xil. Khadiija Maxamed Diiriye: 21 Cod
- Xil. Maxamed Cabdalla Axmed Maxamuud: 59 Cod
- Xil. Maxamed Cali Cumar (Caanonuug): 58 Cod
- Xil. Maxamed Nuur Abuukar: 5 Cod
- Xil. Maxamed Cumar Cimow: 4 Cod
- Xil. Maxamuud Cabduqaadi Xaaji (Jeego): 12 Cod
- Xil. Sacdiya Yaasiin Xaaji (Samatar): 52 Cod
- Xil. Saciid Maxamed Maxamuud Xayd: 7 Cod
