Hargeeysa Wariyeyaal maxkamad la hor keenay saddex maalmood oo xarig ah ka dib

16″ April “2022” Hargeeysa” VOA”

Maxkamadda Magaalada Hargeysa ayaa maanta waxaa la horkeenay 13 wariye oo ka tirsan wariyeyaasha warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgala Somalil犀利士 and. Wariyeyaasha ayaa muddo saddex cisho ah lagu hayay Saldhigga Dhexe.

Halkan hoose ka dhageeyso

https://www.voasomali.com/a/6532286.html